The story of the migration of Somalia and Saudi Arabia is very painful bart 1

Faaidoyinka geedka somalidu hada aad uberato o magacisa layiraahdo mirimiri ama geed hindi

https://youtube.com/@heeganIdea?si=dwzU8jY0D4PuUZKd

 

https://getaizenpower24.com/start/index.php#aff=Heeganidea

1

Asxabey wan idin salamay xaladaha  kawarama walalyaal magacaygu  Waa Cali cabdi xasan 


waxaan kasoojeedaa koofor  taariiqdu Markay ahyd 2019  9 22  Years.

2

 Waxaan aaday Dalka sacuudi  carabiya  runti. Waxaan ahaa nin tahreeb ah  waxan kabaxay magalada boosaaso waxan racay  doon  waxan kadegnay magalada mukule Yemen waxan usocnay magalada jida Sacudi  carabiya runti waxan lakulmay

3

 waxyaalo igayabiyay waxaa kamid ahaa  aan usocono 10 Maalin Bila biyo iyo BILA cunno  waxaa kale o kamid ahaa in Saan usocono waxan kulakulmay gabar

4

 Somaliyeed olasilcinaayo kadibna waxan lakulmay gabadhi o askarti dileen waliba gabadha magaceeda waan bartay waxana la oranjiray siciido siciid runtii markaan eego waxaan doontay iyo waxaan arkay iyo

5

 waxii la iishegijiray waay kala duwanayeen runti gabadha aad iyo aad baan uga naxay hadana markaan soxasuusto wanaxa kadib waxaan sigalay socod dheer iyo maalmo murugo iyo gaajo badan maxa kaloo jiray in aan kabaqay

6

 dadkan wada soconay inay hortayda kuwada dhintaan hadan idiin tilmamo dhulkan maraynay waxuu aha buuro dhadheer iyo togog waween sidokale waxa noodhera dhulko aanan aqoon ulahayn iyo

7

 dhaxan badan sidokale waxaan dareemay nay tabaryari aad ubadan iyo dadka degaanka aan maraynay o aan kabaqaynay sababto ah waxan rabnay In aan gaaro meshan usoconay Wana dareen sanayn in hadii dadku na arko aan fashilmi doono o

8

 aan hadaf keeni halkaas ku wayi doono saan horay idinku sheegnay taraga lugta ah waxan kujiray toban maalin iyo toban habbeen iyo dheeri sidokale doonta waxan sarayn habeen iyo maalin doonta waan

9

 sojeednay habeenka iyo maalinkiba qof walbaa wuxuu fadhiyey meel mana helikarin melu ku jimicsado iyo meelu seexdo iyo waxyar onafid ah koley dhacdada markan soxasuusto wa qiso

10Https://heeganidea.blogspot.com

 xasuustayda kuwayn sidokale waxa jiray doonta dusheda dadka walu dilayey qofki kor ukaca ama nuux nuux sada sidokale ama lahadla qofkale waxakalo jiray marmar doontu dhinac u ciiraysay o dadka kala kicinayey dhinacaa doonta ayadoo la

11

 adeeg sanayey ul lalaha dilaa ama bud aniguna afkana ducan kawaday hoosna kaadi baan kawaday mana helikarin jaanis aan ku aado meel aan kukadsho waxana kamid aha halistan galay marban bada kudhici gaaray sababtu waxay ahayd in aan dawaqay doontana waxaan kasarna meel

12

 dhinac ah waxa iQABTAY MARKAN DHICILAHA NIN LADHOHO IBRAHIM ABAAL WAYN BAAN UHAYA IBRAHIM WANA MAHAD SANYAHAY WANA SALAMAYA marwalba IBRAHIM oloyaqan MAADOW  kadib waxa nanagu soturay

13

 meel bada dhexdeeda ah kadibna waxan kujiray bada mudo shan sacadood ah xiliga anigu marban sigtay kadibna waxa ibadbadisay siciido siciid kadibna dhimatay ilahay ha unaxariiste waxana dilay askarta sucuudiga wa qaybti kowaad


Go to binanse exchange  coins and money
https://www.binance.info/activity/referral-entry/CPA?ref=CPA_00FM344F6G
CPA_00FM344F6G

Post a Comment

0 Comments