1 Wiilkii faqiirka ahaa ee caalamka ka sameeyay tariikhada.
Aabbihii waxaa uu ahaa dadka kaxeeya doomaha, waxaana wakaaladda wararka ee roytaris oo soo xiganeysa dad wax ka qoray
2 madaxweyne Erdogan taariikhdiisa ay sheegeen in yaraantiisa uu rooti iyo liin uu ku iibin jiray waddooyinka xaafadda Kasimpasa ee magaalada Istanbul, lacagta uu ka helana uu isaga bixin jiray waxbarashada
https://heeganidea.blogspot.com/
3 Erdogan wiilkii ku koray faqiirnimada ee dunida ka sameeyay magaca iyo horumarka, wuxuu kasoo jeeday qoys sabool ah kaas oo aan awoodin in ay wiilkooda ka bixiyaan waxbarashada, Erdogan wuxu dhashay kun
4 sagaal boqol konton iyo afarkii wuxuu ahaa toban iyo sadex sano jir markii u bilaabay inuu suuqyada dadka danyarta ah ee Istanbul ku iibiyo Quraac burshiil iyo liinta isaga kala soo bixi jiray lacagta uu iskaga bixiyo
5 waxbarashada, wuxuu ka dhashay qoys sabool ah oo aan awoodin in ay ka bixiyaan waxbarashada, Erdogan wuxu ahaa ila yarantii nin kart badan oo dedaal
https://heeganidea.blogspot.com/
6 badan, isaga oo jecelaa inuu gaadho horumar, Dadka wali ku ganacsada wadadad Kasimpasa, madaxweyne Erdogan waxay u arkaan in uu yahay mid kamid ah iyaga. Dhammaan biibitooyinka ku yaalaa xaafadaas waxaa ku dhegan sawiradi hore ee Erdogan
7 oo xiran dharka kubadda cagta lagu ciyaaro. Madaama uu ahaa ciyaaryahan reer Istanbul ah.
Waxbarashada jaamacada wuxu dhameeyay kulliyada dhaqaalaha sanadkii 1981kii. Isaga inta kadib ka qaybgalay siyaasada, isaga oo noqday musharax u taagan doorashada Mayorka Istanbul, isaga oo ku guulaystay
8 wuxu ahaa nin aad ugu adag diinta islaamka kana soo horjeeda calmaaniyadda oo xoog wayn ku leh turkiga, Istanbul waxay ahayd magaalo aan lahayn biyo oo dadkeedu baahi wayn u qabeen biyo ay cabaan, waa mayorkii ugu horeeyay ee reer Istanbul ka saaray biyo https://heeganidea.blogspot.com/
9 la aantii ay qarniyo la dhibtoonayeen, isaga magalada Istanbul waxqabad wayn ka qabtay inta kadib 2003 wuxu noqoday raysal wasaraha turky isaga oo
0 Comments