The benefits of the Somali tree now you know its name is Mirimiri or Indian tree

 Faaidoyinka geedka somalidu hada aad uberato o magacisa layiraahdo mirimiri ama geed hindi 

Faaidoyinka geedka somalidu hada aad uberato o magacisa layiraahdo mirimiri ama geed hindi

waxa kamid ah faaidoyin kiisa 10 faiido o aan garanayo 

1 caleentisa hadaad shindano sadex malin sacab mugii o udhigma 1 galaas o biyo ah waxaa dareemi doonta qaras bax adan dhib kamarin ama aan kugu xanuunin hay

2 waxaa lugu daweeya hargabka isago la isku huriyo inta caleen tisa biyo lagu karkariyo lana cabo 3 waxa lagu daweeya malariyadda 4 tifoowga 5 qandhada 6 waxa loshitaa kanecada neceb tahay qicisa

 7 wuxu leyahay caleen cagaran abaar iyo doogba taasi waxay cawisa indhaha 8 ubax kubana meel kasta taso faaido uleh dadka dagan dhulka aan lahayn gedaha si ay ubeertan 

9 wala harsada waliba dhaley leyahay har aad umacaan marki lagurmo goyo ama lalama jaro ama laisku xirxiro haba sacad ufahanto waxaan kushegay kormar guud balse waxaan gali dodaa faaidoyin badan oo kale maxaa xasusatay nogu sheeg komentiga ama comment ama message maskaxda inaad wax xasusato waxa inta sidheer xolaha daqa sida

 xiliyada abaarta ah waxaana kudul nool shinbiro mirihiisa daqa habeen kina qaarba kuhoyda sidokale waxa kunasta shinida geediga ah waxa siidher intaa heeganidea.plogspot.com 

Post a Comment

0 Comments