Dawladuhu dagaalka waxay kahelaan shan shay
Shayga koowaad awooddoda dhaqaale inla ogado Shayga labaad awooddoda sirdoon inla ogado Shayga sadexaad awooddoda saxib inla ogado Shayga afraad awooddoda hubeed inla ogado Shayga shanaad awooddoda hadafka inla ogado
Shayga koowaad awooddoda dhaqaale inla ogado tusale inay dawlado cawiya ubaahdan ama so shaqalaystan ajanabi iyo kasibadan
Shayga labaad awooddoda sirdoon inla ogado sida inay ogadaan awooddoda cida ladiriraysa ama saxiibadood iyo melalahay kusugan yihiin iyo inta meelood o ay kajilicsan yihiin iyo dhibtay gaysan karaan iyo mudaday dagalami karaan iyo kasi badan
Shayga sadexaad awooddoda saxib inla ogado sida wadanada codka kutageeray iyo wadanada hubka kutageeray iyo wadanada ciidanka kutageeray iyo kasi badan
Shayga afraad awooddoda hubeed inla ogado tusaale warshadaha hubka wadanka iyo tirada dadka wadanka iyo hubka wadanka melala ugaaro iyo wadanada uhubka ka ibiyey iyo saamaynta ugaystay shanti sano e ugu dameyey
Shayga shanaad awooddoda hadafka inla ogado sida inay danta qasabtay inay dagalamaan o dhul lagahaysto ama dad laga laayey iyo waxka dhacayaan iyo inay rabaan inay gumaystan iyo kasi badan
Go to binanse exchange coins and money
https://www.binance.info/activity/referral-entry/CPA?ref=CPA_00FM344F6G
CPA_00FM344F6G
0 Comments