Guryo iyo gobo ganacsi iyo dhulal iib ah galdogob

 



Gurigaan walagatay markaan sodhignay todoba bari kadib 

 Guri iib ah waa labo qol oo dhagaxa daydka iyo dhabarka ka ah

Dhulkay kuyalaan wa 15/17 shan iyo toban mitir iyo todobo iyo toban mirir


Wajahada waxa kamadha dhabo 8.5 sideed mitir iyo bar ah mitir 


Gadaal waxa kamara luuq 2 mitir ah udhexeya iyaga iyo qolo kale 


geeska bari waxaka Mara luug 1 mitir ah udhexeya iyaga iyo qolo kale 


Dhanka galbeed waxaka Mara dhabo 2 mitir ah udhexeya iyaga iyo qolo kale 


Waxay ku yaalaan meel barxada ceel ciid kusojeda ama udhow Cimaan sheekh ismaaciil ama suuqa agtisa agtiisa 


Ama quraca haadkaboole


Waa jaanis qolo hawlu ku taagantahay 


$9500 sagaalkun iyo shanboqol oo gor goro leh




Waa jaanin

__________________________________________________________________________________________

Magacaygu wa cabdulaahi siciid xasan 

Igaso wac WhatsApp +252907505828 Gmail cabdulaahisiciid0@gmail.com ___________________________________________________________________________________________


dhul iib ah raqiis ah cidilahayd ibinayso toban iyo six boos ah

dhul iib ah raqiis ah cidilahayd ibinayso toban iyo six boos ah

faahfaahin dhulka

1 dhulku koonfur waxu kajira isbitaalka wayn e galdogob iyo labada iskool e galdogob ugu wawayn 

2 dhulku galbeed waxu kajira xafado galdogob kamid ah iyo ceelka reer xirsi muumin

3 dhulku waqoyi wuxu kajira beerta maxamed dhalwayn iyo dhul aad iyo aad ubadan

4 dhulku bari waxu kaga dhagan yahay baliga xaashi Jaamac wayne 

dhulku wa 16 boos wa isku dhagan yahay waxu leyahay 2 dhabo owawayn 

 hada ubahan tahay walahuba hadad gadato isqab qabsi ma arkidoontid sidokale waxa lagubari doona daris yadada odhan 

waxana wax u iibsan doonta si aad ku faraxsan tahay sharcigeedu buuxo 

qimuhu waa raqiis hada sodalbo 

Wixii faallo ah ama su'aalo ah, fadlan noogu reeb qaybta hoose ee komentiyada. Lana wadaag asxaabtaada ama sheer garee. Ha ilaawin inaad fiidyowgan aad layk garaysid. Haddii aadan wali sabiskarayb garayn janalkan, wax badan ayaa ku dhaafay ee fadlan sabiskaraybta la raac gambaleelkana furo si aad mar walba noola socotid

__________________________________________________________________________________________

Magacaygu wa cabdulaahi siciid xasan 

Igaso wac WhatsApp +252907505828 Gmail cabdulaahisiciid0@gmail.com

_____________________________________________ _____________________________________________




suuqa galdogob guri ganacsi o kuyaal suuq aadna raqiis u ah waa qol waxa lagu raba $6000 ila $4500


soqor fikirka Wixii faallo ah ama su'aalo ah, fadlan noogu reeb qaybta hoose ee komentiyada Lana wadaag asxaabtaada ama sheer garee Ha ilaawin inaad fiidyowgan aad layk garaysid. Haddii aadan wali sabiskarayb garayn janalkan, wax badan ayaa ku dhaafay ee fadlan sabiskaraybta la raac gambaleelkana furo si aad mar walba noola socotid

__________________________________________________________________________________________

Guri IIb ah kuyala Galdogob xaafada wabari

qimihiisu wa $13000 o wada hadal leh

__________________________________________________________________________________________
 

 
guri iib ah kuyaal galdogob udhaw suuqa ka koban afarqol iyo jiko iyo labo suuli waxaa hor mara dha
kafaidayso haqasarin guri ah kuyaal galdogob suuqa agtiisa

sidokale aad unfacaya dadka ciyaalku wax u bartaan iyo dadka wayeelka ah 

iyo dadka dadku ka xanuunsan yahay iyo waliba dadka shaqaysta

 waxaa udhow sadex masajid

waxana kamid ah

masjidka imaamu shaafici
iyo 
masjidka Jaamac 

waxaa udhow
sadex iskool

waxaa kamid ah 

iskoolka imaamu shaafici 

iskoolka Caynu shamsi 

iskoolka galdogob

waxaa udhow sadex bar cafimaad 

waxaa kamid ah 

emsij Qudus

xarunta tibayda

isbitaalka magaalada galdogob 
__________________________________________________________________________________________
https://www.daaraan.com/2024/09/ceel-ciid-galdogob-guri-iib-ah-waa-labo.html

Magacaygu wa cabdulaahi siciid xasan

Igaso wac WhatsApp +252907505828 Gmail cabdulaahisiciid0@gmail.com 

Post a Comment

0 Comments