Hada waa Geerar jacayl kudhufo halkaan kadib aqri qoraalka kuso baxa

Daaraan.com a logu talagalay geerar kan dumarka ladhoho naciimo fadlan u share garee hada ama marka aqriso hada waxaa bilabanaya geraarki niciimo  


Niciimay naruuray nayadana uroonay nabadayniyo midan laga nolaan karayneey naftaydu maday unoosha hayeey naqay nooluhu kunuur tanay naftaydu miday kunajax daay nagaha unoley naagteydi aan kunagaaday nololay ubadkayga nuujiyaay nashaad iyo noolays miday kunuur taanay naagti qurux lagu nolayyaay garanay wayday naftayduna way ku noolaatay. hadaan niyadayda kuufuray o inaan kala nuugo

Niciimoy nagadey niyada doojiyaay noloshaba uroonay nuur iyo jacayley naafo doojiyay nuurkii ladaaray nabadii ladoortay naqii ladoortay naftii lagu jaxay naxariisti naftayday nugulki umaday necawdi aduunka kay nafti la aaminay naqii noda aayni lahelayeey naxariisti ilaah igu naxariistay niyadday dojiyaay nolaysey

Sankaygi aanka neefsaday Niyadaydi aan kuneef saday Necawdi igusoo noqdayy naxariistan kahelaay

Thank you very much 

Post a Comment

0 Comments