Sheeko miyiga kudhex martay nin iyo gabar Sheekadu wa waya aragnimo part 1

 


Sheeko miiga kudhex martay nin iyo gabar Sheekadu wa waya khibrad http://daaraan.com/2024/06/10/xogtan-waxan-kadiyariyey-madaxweyne-erdogan/

Nin reer miyi ah ayaa geel kalamay doonay markuu radina yey shan maalin ayuu arkay gabar ari lajoogta.

markaa ayuu yiri gabadhi makuu aad ugu dhawaday gabadhi ayuu jecladay sida ilahay u abuuray gabadha makuu uyimid ayuu salamay markuu yiri nabad masheegtay kadibna tiri nabad sheega e adigu nabad masheegtay karkaa ayuu yira ha wa nabad sai wu hayb saday wuxuna yiri walal ina ayahaa rakaas bayku tiri waxaa laidha ina qaalid hagaf cali markaa ayuu hadana waydiyey magaceeda wuxuna yiri walal gabar wanagsan baadaye aad iyo aadna wa icajabise magaca iraci marka bay tiri

 mawaxad filimka sheekadi raga lagu yaqanay kadibna way qososhay ilko cadays ah kadibna tiri waxa laidhaha dahabo waxay siraacsatay kaftan yar o aha hadan kucajabiyey maxaa kahelaysa koley hadan kala tagaynaye kadib qosol yar kkkkkkk markaas buyiri waxa laga yabaa inaan isla baxno goordhaw arkay xogaa shekaysano kadib wu qoslay xogaa markaa bay qabsatay shekada tiri mawaxa imoday neef xoolo ah o aad iska kaxay sanayso sheekadi bay siwadatay tiri soma ogid in aan reerdhan aan xoog iyo xoolo u ahay o hortaa rag qabi igaga dhamadeen xolohodina ay dayaceen.

 habeenna dartay ay cidlo seexdeen qaar kale ay ilobeen hurdo waxa inataa dheer ninku wu fakaraya wuna sheeko kadib waxa qatay sheekadi ninki wuxuna yiri reerki xagee dagan yahay marka bay tiri dushaan laanbakad sorogedaxoro xagada kutala o leh quraca iyo dudunta isku mid ah kadib markiina ogaday in reerkay kadhalatay iyo reerkodu isdilaan abaheedna uyahay ninki dilay adeerki u aad ujeclaa kadib ninki waxa isugu yimi yaab naxdin murugo iyo inan aad ujeclaaday kadib waxu kufakaray inu isqariyo 

iyo inu runta sheego kadib waxa usobaxday haduu isqariyo in udhex jogoo dad ay isyaqanaan marki dame goaan wuxu kuqatay inu runta sheegay kadib wuxu ubay iskawaran markuu yiri ina adeer sifiican ban ukaftanay qaybta hadhay waxan kadhigayna qaybta 2 BAART 2 LASOCO https://daaraan.com .com /2024/06/12/wa-sheekadi-ninki-reer-miiga-ahaa-iyo-gabadhii-qayb-2/

Post a Comment

0 Comments