wa gabayadi  garaad c/kariin yaasin ukaga hadlay somaliya  Waa duni caaqil kii lahaa caalamka udhoofay waa duni caamiyo ciroo laba cood kudoon yahay

wa gabayadi garaad c/kariin yaasin ukaga hadlay somaliya Waa duni caaqil kii lahaa caalamka udhoofay waa duni caamiyo ciroo laba cood kudoon yahay

Size
Price:

Read more

 


Waa duni caaqil kii lahaa caalamka udhoofay waa duni caamiyo ciroo laba cood kudoon yahay waa duni nin kii tuuga ahaa taajka loo xiray waa duni dadkii lahaa meeshay tagaan ceebtu daba taaloh waa duni camooliyo cagoolaba coodka lagu doontoh waa duni danyartii lahayd deeqda lagu raadshoh Waa duni qabuurihii laqufi iyo duul ki aaqiro waa duni lakala iibsaday dhulkiih o aan nala ogaysiin waa duni dhalin yaradii lahayd iib kudoon tahaye waa duni diintii eebahay dhuuni laga raacay  <script async src="https://pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js?client=ca-pub-6742565367704240

waa duni shiiqii fadwoon jiray iib kudoon yahaye waa duni ninkaad aamin taah kuu abees yahaye waa duni xaqii iib kudoon yahay culimadaan loo yeeraay yoh oo la anfac siinaayoh illahay baa nayirih tuug ha aaminine hada niman islaamiyo tihiin aadan ubad kiisah o aynaan ilaahay ka go in daaya uunka aaqiro Waa duni kiisam raah uu socdaal yahay waa duni caasigiih calafka loo dhiibay waa dini saraha dhaa dheer dumarkii lagu dabaw siiyay waa duni midab kii madoo baa uu cadaan yahay waa duni curadkii dhashaa ceeb ka baqa nayn crossorigin="anonymous"></script>

waa duni dayartii lahayd badaha lagu daluum siiyay waa duni cagoo luhu hun guri buur kadaga naayoh waa duni cilmigii batoon lagu cabsoo naynin waa caalimkii had laa cayr kabaqa naayoh waa duni khaadi yaashiih xukunka coodka gura naayoh waa duni ninkii xil qabtaah xulusku way naadoh waa duni nin kiih daa cadaa haa darajo loo diiday waa duni nin kiih xaasad ka ahaa xoola lagu siiyoh waa duni waqtigii kudhaa faah mawdku daba yaaloh Waa duni dhac iyo dagaal lagu masii

beeyay waa duni maal kaad meel dhigtaah moora duug yahay waa duni xaj kiih xoolihii sii laga xishoon waayay waa duni abaar iyo gaajo lagu masii beeyay waa duni sharaftii aan lahayn shilinka lagu raajoh waa duni waxii dhacaah uu iblis tabiyoh waa duni gabal kii dhacaba baladu soo yeedhoh waa duni gabadhii sharafta lahayd ay asay sidatoh waa duni khaatil kiih uu gar khaa daa yoh waa duni nin kiih aamusaah lagu qaday naayoh Nin umadi magacaa batoo xukunka loo dhiibay oo duunyo uu tabcaday iyo dhaxalna loo goynin oo boqol baloog

Go to binanse exchange  coins and money
https://www.binance.info/activity/referral-entry/CPA?ref=CPA_00FM344F6G
CPA_00FM344F6G

0 Reviews

Contact form

Name

Email *

Message *