Kuhormar hadadan sodaawan baart 1 Waa qaybti labada e ninki iyo gabadhii reer miiga http://daaraan.com/2024/06/10/sheeko-miyiga-kudhex-martay-nin-iyo-gabar-sheekadu-wa-waya-aragnimo- part-1/ ahaa waxay nooma raysay inu runta sheegay kadib waxa usobaxday haduu isqariyo in udhex jogoo dad ay isyaqanaan marki dame goaan wuxu kuqatay inu runta sheegay kadib wuxu ubilabay iskawaran markuu yiri ina adeer sifiican ban ukaftanay qaybta hadhay waxan kadhigayna qaybta 2 BAART 2 LASOCO http://hoyaal.com/2024/06/10/sheeko-miyiga-kudhex-martay-nin-iyo-gabar-sheekadu-wa-waya-aragnimo-part-1/
ugu damaynti wuxuu bilabay iska waran wuxuna kahor marsaday afeef markii kubilaabay saan sosocota wuxuu yiri walal dahabo waxaan rabaa in aan kuushego afeef kakoban afar qodob waxay maxay waydisay afartaa wuxuu yiri afartay wa saan sosocota
tiri sodaa wuxuu yiri koow cidna haii sheegin ina i aragtay labo waanku jeclahay dahabo e waa inaad hadalka ifudhaa sadex markaan isukaa sheegtay waa inadan cadoow ii arag sababtu wa in aan ahaa markii hore baadi doon hadana aan ku arkooday Adi taasna igu beertay jacayl siiraa ciyey yana hadal
kugu daaline waxaan ahay maxamed miire lool maxana ahayn mudo hore reero daris ah daacadna isu ah wada daga wadana daaqsada duun yadana isku darsada dunidana isugu jecel hasee ahaate waxa intaa kadameeyay shaydaan isu diray dadkii ahaa ehelka is jeclaa iskuna dilay dad malagood galay laakiin anigu hada baadi doon baan ahaa kadib gabadhii ba hadashay, kadib waxay tiri waxa kusaata anigu kusheegi maayo cawana anaa kumarti qaadaya dhib siiracisay waxaan kaa arkay daacadnimo aad ubadan hadalkuna kufuran kadib xoga bala sheekaystay tiri geedka gal cawana
sogal geedka guriga udhow o geed hebel ah kadib haye buuyiri waxaan haysay gaajo jacaylka aad ubadna iyo baqdin iyo walwaal kadib sidii bu yeelay lagaray habeenki dhalay say horay ubalan qaaday kadib casho way sheekaysteen, isla meel dhigeen sanadka sosocda roobku markuu da oho ayaan isla baxayna axdi bay xariiqdeen aad iyo aad u adag kadib baadidina wala iswaydiyeey tilmaan bay ubaytisay kadib gabadhii iyo ninki kala tage kadib subaxii dame raadki bala arkay ninba aqooday markuu yiri nabad majidho http://daaraan.com/2024/06/10/sheeko- miiga -kudhex-martay-nin-iyo-gabar-sheekadu-wa-waya-aragnimo-part-1/
0 Comments