guri iib ah kuyaal galdogob udhaw suuqa ka koban afarqol iyo jiko iyo labo suuli waxaa hor mara dha

 

guri iib ah kuyaal galdogob udhaw suuqa ka koban afarqol iyo jiko iyo labo suuli waxaa hor mara dha

kafaidayso haqasarin guri ah kuyaal galdogob suuqa agtiisa

sidokale aad unfacaya dadka ciyaalku wax u bartaan iyo dadka wayeelka ah 

iyo dadka dadku ka xanuunsan yahay iyo waliba dadka shaqaysta

 

waxaa udhow sadex masajid

waxana kamid ah


masjidka imaamu shaafici

iyo 

masjidka Jaamac 


waxaa udhow

sadex iskool


waxaa kamid ah 


iskoolka imaamu shaafici 

iskoolka Caynu shamsi 

iskoolka galdogob


waxaa udhow sadex bar cafimaad 

waxaa kamid ah 

emsij Qudus

xarunta tibayda

isbitaalka magaalada galdogob 

https://www.daaraan.com/2024/09/guryo-iyo-gobo-ganacsi-iyo-dhulal-iib.html

Gmail cabdulaahisiciid0@gmail.com 

+252907505828

+252667505828

+252717505828

Post a Comment

0 Comments