Sheekadan waxaa qoray madaxwayne yuusuf maxamed warsame

Sheekadan waxaa qoray madaxwayne yuusuf maxamed warsame 

 Mudane haddii aadan adigu ku shaqaysan dhallinyaradaada dad kale ayaa ku shaqaysanaya oo $5 siinaya  reer Xiriir-State isu taga Maamulka Xiriir-State sidii loo dhisi lahaa caqli keena waxaas oo dhan waa dhamaanayaan

Sannadkan khaatumo SSC waxay gashay imtixaanka dawladda federaalka waxay heleen 60 scholarship shahaadada koowaad 44 arday shahaada labaad Master degree 16
Leelkase gobolka mudug ayagoo haysta imtixaanka federaalka bal waxay soo dhacsadaan iska dhaafe  ayey waxay ardaydooda Gaalkacyo iyo Galdogob u rareen Garowe waxbarasho beelaysan la doonteen.

Maxay ku badasheen? Maxaa lagu qanciyey inay imtixaanka dugsiga sare federaalka ka tagaan oo mid gobol ku badashaan? Maxay ilaa iyo hadda ka faa'eedeen ama uga kordhay?

Hadda maakhir ayaa ku guulaysatay inay ardaydooda la jaan qaadaan dawladda federaalka

19 sano oo scholarship la siinayey Maamulka SSDF Garowe haddii la isku daro leelkase wuxuu ka helay 7 xabbo
https://whatsform.com/?via=abdullahi-44

Post a Comment

0 Comments