Sheekadan waxan kaga hadleyna noocyada ariga gaar ahaan riyaha

Sheekadan waxan kaga hadleyna noocyada ariga gaar ahaan riyaha

Riyuhu nooc kamid ah xoolaha ladhaqdo gaar ahaan waxay katir san yihiin xolaha kuwa laqasho o lamaalo sidokale lagato 

Riyuhu waxay uqayb samaan labo nooc wan lab iyo dhedig 

Dhedigu wuxuu uqayb sama sideed cooc rida aad uwayn waxa ladhahaa qadhab rida dhashay laba mar iyo kabadan waxa ladhaha curad rida dhashay halmar waxaa ladhahaa kaad dhal rida aan waligeed dhalin waxaa ladhahaa ma dhasho ama gaano  ridu markaysan wax dhalin wali o ay hada sogadhay xili ay dhali kadhay waxa ladhahaa cesaan 

ridu Markay ubahato lab ama tusaale inay ilmo dhasho waxa ladhaha orgood ama way orgaysan tahay marki caloosheda ilmo galaan waxa ladhahaa ceesaan riman ama ri riman markay markay nasaha nuugto waxa ladhaha waxar  

Labka waxaa ladha orgi orgidu waxu ukala baxda origa riyaha kujira waxa ladhaa qoor orgiga larabo inla iibsado waxa laga garaca xinin yaha marku cafimaaddo waxa ladhahaa sogob ama jar orgigu marku yar yahay o u waxaraha kawaynado waxa ladha orgi cesaan ah ama walay ama qayrab ama jaqiiq

 Orgigu mar nuugo nasaha hoyadi waxa ladhahaa carab cade waxar 

Markay dhashaan waxa la isku dhahaa maqal waxaro 

Magaca guud e riyaha waxa ladhahaa ari cad

Mahad sanid 

https://www.daaraan.com/2024/10/how-to-create-special.html

Post a Comment

0 Comments