sidee lo ogada dheeman iyo jaartis how to get Dimond and chert
sidee lo ogada dheeman iyo jaartis how to get Dimond and chertWelcome Open hands
DIMOND Dhaymantu wa dhagax aad u adag waxuna garaa xaga adayga 10 waxana laga helaa dhulka buralayda ah iyo badaha gultoda hoose sidokale mar mar waxa laga hela bananada iyo guryaha iyo dhulalka laqoday marka hore wa dhagax aad kashakin kadho hadhoow qoris buraba kadibna
Waxa jira meelo lagu iibiyo
Mararka qaarkood waxa hela dadka qaarkood wayna katagaan ama wayku dul qatanadaan ama walaga qaata kadibna
Nolosha ayeey kadhacaan
CHERT WA dhagax qurxeed kana mid ah dhagax bireed
Inta badan dhulka somalida waxa yaala dhagax iyo ciido macdan ah mana kafaidaystan waxana kalifay inta badan mayaqaan aqoonta macdanta waxa kale okalifa wa dad isdaba gala tusale hebaelba kashaqeya haayad hebel ama hebel bahelay lacag inta bay iswaydiyaan
sodokale waxa jira somalidu masamirto waxna masugto cidna maqanciso waa dabeecad aanku bartay
Waxan somali kula talinaya aqoontu wa fure qaali ah waxuna fududeya hadaf kasa marka ogada hadafka dhabta ah
Tusaale lacagta dhabo walaga helaa lakiin aqoonta dhabo lagama helo
https://www.daaraan.com/2024/10/sheekadan-waxan-kadiyariyey-dhagxaanta.html
Wixii faallo ah ama su aalo ah fadlan noogu reeb qaybta hoose ee komentiyada. Lana wadaag asxaabtaada ama sheer garee. Ha ilaawin inaad fiidyowgan aad layk garaysid. Haddii aadan wali sabiskarayb garayn janalkan, wax badan ayaa ku dhaafay ee fadlan sabiskaraybta la raac gambaleelkana furo si aad mar walba noola socotid
0 Comments