Sheeko naftayda kusaasan ariso qaybti kowaad


 Sheeko qusaysa dadka shaqo ubahan abuuraya waaxan iska matalay dadka walaca ama baqa ama faana sii aqri

 Sheekadaan waxaa qoray anigo ah cabdulaahi siciid sh xasan waxanka qoray aragti daydi hore hore e dhaqalaha iyo aragtidi aan amin sana waxay ahayd ilaahay babixiya waxkasa balse waxaan ogaday in ilahay daadaal waxku bixiyo ana aan ubahanahay in aan dadalo 

Markale waxaan imin sanaa in aan kafaano shaqoyinka qaar waxana ogaday in shaqo ceeb ah aysan jirin 

Markii damena waxaan ogaday wax aad ubadan saxna ahaa taaso ahayd  in aan iska ilaliyo faanka iyo waayo aanan gaarin iyo riyoyinka aadkaa ubadan e aduunka wana bilabay 

Waxana fahmay beenta naftayda kadib waxaan kahowl galay shaqo kasa o aan u arkay in ay naftayda waxtar utahay kana madax banaan tahay dowlad iyo urur dagalama waxa xijiyey naftayda shaqale nimo iyo maxaa kudana waxa ogaday in aan guul aad ubadan laga gaari jarin sababtu waxay ahayd waxadan abuuran malihid

Kadib waxaan bilabay iska hubi eeg eeg iyo xagee kahagagi wayday xaajadu fakar badan kadib waxan ogaday waxa ugu saxsan ee wax lagu bilaabi karo wa xagee kadib maskax tuujin badan kadib 

Waxaan bilabay shaqooyin badan o iigaar ah waxana iibilowday culays badan Canaan badan oku socota naftayda iyo dhaqalahayga kana socota isla naftayda waxana mudo edeynayey haba wax si iigaar ah walow aanan dad lawadagin warar kayga 

Marki dame waxan is iri ma iska daysa wax walba kadib waxaan isugu noqday fakar

Hada shekadu halkaa bayno joogta hadhow halkaa banka bilabay naa

Hada kaheshan share follow like  mahad sanidin 

Post a Comment

0 Comments