barnaamijka geela bart 2 waxa wada daadihinaya cabdulaahi siciid sh xasan iyo deeq maxamed Jaamac
1 Geelu wa afar nooc markisa hore
2 marka damana wa sadex
3 marka kadameysana wa shan
4 marka afraad wa shan
1 Geelu wa afar nooc markisa hore marka hoor hoorcad aydin fiil
2 dhamana wa sadex
Wa hal rati nirig
3 marka kadameysana wa shan
cadiin may madoow bacad dacar
4 marka afraad wa shan
Hoorxun hoorbaruur geellab aydinboqon wayn fiil
sheekadi geela deeq maxamed Jaamac waxa waraystay anigo ah cabdulaahi siciid sh xasan
Wixii faallo ah ama su aalo ah fadlan noogu reeb qaybta hoose ee komentiyada. Lana wadaag asxaabtaada ama sheer garee. Ha ilaawin inaad fiidyowgan aad layk garaysid. Haddii aadan wali sabiskarayb garayn janalkan, wax badan ayaa ku dhaafay ee fadlan sabiskaraybta la raac gambaleelkana furo si aad mar walba noola socotid
0 Comments