Sheeko aanka qoray aqal somaliga

 


Sheeko aanka qoray aqal somaliga 

1 Aqal somaligu wa hanti waxtar u ah somalida gaar ahaan qaybta reermiyiga faaidoyinkisa waxa kamida washay sifudud lodhisikaro wana shay sidokale lafurfuri karo hada gayn karo meel kasta  kadibna hadana ladhisi karo sidokale wa wax aad ufudud in laqaado ama lafuro sidokale ladhiso 

2 Waxa  lagu qaada aqalka miyiga nooc gela kamida oloyaqaan awr ama geela kisa labka ah ama gaari marka lararo waxa loyan geedi geedigu waxuu socon karaa maalin kasa lix 6 saac Wana inta laguso gaari karo aqalka waxaa wada rara raga iyo dumarka waxana fura rag iyo dumar kii joga goobta lagu furayo 

3 waxa dhisa aqalka dumarka waxa sidokale jira wax layirahdo xolayn wana shaqo ugaar ah dumarka  aqalka miyigu wa shay marka hore losameyo gabadha laguursaday balse wixii kadameeya waxa hagaagsada gabadha ayadana badsata  waxayna samaysa shaykasta oka jabay ama kadilaacay ama dalshamay sidokale bololay ama dab basiyey hadu donona sikale uqasaray 

4 magaca Yada aqalka miyiga waxa kamida 

1darin 

2 dhig

3 tiil

4 haan 

5 dhiil

6 xeero

7 fandhaal

8 qude

9 waynbaar

10 raro

11 abjaad

12 karbaash

13 gaawe

14 godin 

15 quraar 

16  dhafar

17 hogaan

18 dabar


Post a Comment

0 Comments