Sheeko muhiim u ah dadka caqliga badan daaraan.com


 Waxaa jira labo  nololood mid run ah iyo mid riyo ah waxaa awood badan nolosha dhabta ah waxase dadku jecelyihiin nolosha riyada ah riyadu waxay kakoban tahay afar mida kowaad waxa la arkaa marka lahurdo waana laga simanyahay dadka dunida jooga odhan rayada hurdada gaar ahan ayadu waxay uqayb santa sadex https://whatsform.com?via=abdullahi-44 

Xusuus wax mar hore la arkay waxaa o ahaa wax maskaxda qofka lafal galay https://www.fiverr.com/s/gDBzgWv waxaa oberay farxad ama murugo sidokale waxa jiri kara qof waga kula jogay aad dhaan aragtay iyo kasi badan  hada sosheeg runta wali ma aragtay riyo xasuseed 

Riyada labaad wa riyo loyaqaan riyo saalix wana run waxa la arkaa marka dhibtu kuhaysato ama qayr dheraad ah ujiro sidokale wax lagaga digayo war iyo dhammaan wana run qeexid kalana way heli https://whatsform.com?via=abdullahi-44 kadhaa https://www.fiverr.com/s/jj0Lbmv

Riyada sadexaad sojeedka ba lagu riyodaa qofka ayaa fakara kadibna istusa nolol wanaagsan ama murugobadan kadib waxaa saamayn kuyeesha nooca fakarka ama bulshada u wax ugasheego fakar kiisa badana qofku marku bulshada uwaramo murugo ayeey kuberaan talona iskuma raacan isku sina wax uma arkaan  marka ka fejignow dadka ina lawadagto riyadada

Isla waxaan kujira Riyada sadexaad qofku haduu kufakaray in dhibaato dhacayso waxa yimada sadex midkood inuu udayaar garobo isdifaac iyo inu isdhiibo sidokale inu cararo carar qorshe leh sma bila qorshe ah ok halka waxa kuhay fakarka bahal istuska 

Isla waxaan kujira Riyada sadexaad qofku marku istuso fakarka farxadda leh waxaa udhaw nolosha dhabta ah ama naalo been ah hadaan sii qeexo  haduu dadaal kudaro waxu helaya nolol wanaagsan ama dhab ah haduu sheeko kudaro waxu helaya dahsimo iyo il aadmi inta badan iyo iskadayn https://www.fiverr.com/s/Q7aXDpP

Riyada afraad waxa abuura dadka aad lashekaysato ama daawato sidokale dhagaysato waxayna kuxiran tahay saad u aragto 

Waxan samayn dona sheeko kale o tan lasocota https://amzn.to/4kFkmw6

Waxa idinla wadagay anigo ah lataliye dadka af somali ga kuhadla kana shaqeya dhowr nooc shaqo magacaygu waa abdullahi said sh Hassan 

https://www.daaraan.com/

Hada kahesho share gare like sar website ka rukumo mahad sanid 

Post a Comment

0 Comments