Stories of the warring hyena kings part 1


 History of hyena language samali

Waxan kashenaya dhurwaga somalia waxaa jira dhurwayo wayo somaray somalida waxa kamida dhurwagii ayl o lagu yaqaan dabecado dhawr ah  waxa kamid ahaa dhurwa aad udheer o cunijiray dhurwayada kale waxana lagu magacaabi jiray galax dheere galax dheere waxuu ku caan aha waxaa la arki jiray aroorti marka wagu sobaryayo iyo habeenki warkay tahay cilcillowga o maqribku si baxayo

Galax dheere waxay dirir lahayeen dhurwa kale ola oranjiray meera cade o u aha boqor dhurwayada gobolka nugaal  meera cade waxa lagu doortay toga dhun markay tariiqdu ahayd kun sagaal boqol iyo sodon iyo shankii 1935  meera cade waxu kadhaxlay boqortoyada aabihi cade walac o heystay boqortoyada konton sano iyo bilo dheraad ah marka halkaan ban kahelayna dagaalka udhexeya galax dheere iyo meera cade 

Galax dheere awoowgi labaad ba boqortoyada haysan jiray kadibna waxa kucasiyey maru maqna dhurwayadi kale asago ugu maqna hilib gari wayn o u ugar sanayey mudo toban maalmod ah waxa marku yimi loshegay in xilki laga qaaday boqorka magaciisu wa lafa dariq  boqorkii lafa dariq aha waxa uwaydiyey yaa boqortoyada udhibten waxay yiraahden waxan doranay boqor walac  waxa aad uxanaqay boqorkii lafa dariq aha 

Halkana waxa kabilowday dagaalka udhexeya boqortoyada dhexdeeda gaar ahan boqor lafa dariq iyo boqor walac waxana kacodeyey lafa dariq dhamaan dhurwayada lafa dariq waa caroday caro aad ubadan waxa kamid aha go aanna uqatay inu laayo dhurwayada kale o ukamid yahay walac waxana halka kabilowday dagaalka udhexeya boqortoyada dhurwayada 

Kadib lafa dariq waxu laayey dhurwayo  badan waxu dagaalka udhexeya boqortoyada dhexdeeda sisocdaba waxa laisugu tagay boqorkii hore e dhurwayada boqor lafa dariq wana lagu gulaystay inla dilo kadibna waxa kuso biiray dagaalka ina boqor lafa dariq magaciisu na wa dheere waxu dilay boqor walac  iyo dhawr kale kadibna dagaalka udhexeya boqortoyada dhurwayada gobolka nugaal aya sii kordhay   sheeko xayawanaad gaar ahaan dhurwaa 

Waxa halka nogasi socon dona shekadan lasoco qaybta labaad 

https://www.daaraan.com/2025/04/stories-of-warring-hyena-kings-part-2.html

Post a Comment

0 Comments