waxan idinka sheekaynayaa hees yar oo dhacday xili hore waxaana heesay nin la yiraahdo hanaan murmur marka heestii hanan dhagaysi wanaagsan hada ayay bilaabanaysaas lasocod wanaagsan
wuxuu yiri hamiyo hanaanee haybad iyo quruxeeyay hirkaasoo haraaracaye inaantan dunida haybshay
haybad lagu mariyey taan nafta u huraay ee kuma hore karee halkee ka helaa kusoo helahoo adiga unbaan ku haybshaa kama hari karaaye halkii ka helaayo kaso haybiya
haybad wacaneey hirkaa ka dheereey inaan haybad lagu marimo dunilooga haray tan dunida haybkay tan ku hormari lahayee kama hari karaaye halkee kuugu soo hagaagaa hirka soo lajogabaa haadku adigu kuhamiyaayaa hadami baad u kusooranayaa kama hari karaaye sidee dunida lagugu soo himiyey jiray lagu soo heleeli jiray hami wanaagee hiriyaan roobee halaal iyo haybad lagu nagaadaaye hami iyo hirka quruxdiisay halkey ka soo helay ayaa kama harikaraayo waan kuu hirqanayaa halaq baan galayaa kolkii aanan ku helin sidee kugu heli karaan hoga miyaa noqdaan mid laga haray miyaa noqdaan hawadaan ku cidloodaa mise deg deg baan kuu helaayaa hamigeygay ka horaye hantideedii kugu huray haybteydiikoo sheegay halkii ka xirayaa halaalahayo adigoon baan ku hayn sharci halkan igu soo hagaag
jacaylku waa jeel waajibaax culus waajiradaan la dhaafayn waa jiraan la diidayn waa jid inaan la cunayn wajahaan la joogayn waa jamaashaan dhamanayn waa joog iyo jacayl waa jamashiyo wareer waa jab iyo lugoyo wajaha aan laga harayn waa inaan lagu soo hayaneyn waa hoy aan laga hagaagayn waa hami aan dhammaan waa horumaraan hagaagayaydu soo harin waynana la helayn haddii la helana waa hawlaan dhamaan howlaan dhamaan haday timaado waa helaan laga guurayn hadii laga guuro u ahaan waligeedba lagu hagaagayn waa horumaraan dhamaaneyn waa hog iyo haraag iyo hirkii oo soo xigay hagaagkii habba lagu hamiyo hawshu waa dhamaysaa inay halkee baa lagaa helayaa buu yiri hamiyaaye hanadkaasi wuxuu joogay qodob hadii labaatanaad bilowgiisii waxay isku xiliya ahaayeen xili hore xilligiisa maxamed cabdulle xasan iyo xiliyo ka horeeyey maxaad ka xasuusataa hawshan oo howl adag koley aan ka waramay hadii aad sii dhagaysato oo aad ku qanci doontaa barnaamijka waxa ka soo tabiyey daaraan.com
sheekadaan waxaan ku diyaariyey labo luuqadood labada luuqadoodna waa soomaali iyo ingiriis luuqada aad ka heshid ayaad ku dhageysan doontaa mahadsanid soo dhawoow lasocdo wanagsan barnaamijkana share gareeya welcome
https://amzn.to/4bTOFeg https://whatsform.com?via=abdullahi-44
0 Comments