Welcome to difficult questions in English and Somali. English I ask the people of the world what justice is. I ask the people of the world what are the parts of justice that are divided into for the people of the world. I ask the people of justice, first of all, can anything be forgiven? Who created justice?
Somali dadka dunida waxaan waydiinayaa cadaaladu waxay tahay dadka dunida waxaan weydiinayaa cadaaladdu imisa qaybood ayadu ay u qaybsantaa dadka dunida waxaan waydiinayaa cadaalada horta wax la casili karo miyaa cadaalada yaase dhalay
English Love is born, who creates love, who belongs to love, where did love come from, what is the origin of love, who wants love, who rejects love, who cares about love, who started love, people say it all
Somali jacaylka ayaa dhal ah jacaylka yaa abuura jacaylka yaa iska leh jacaylka xagebu kayimid jacaylka uu ku abtirsada jacaylka yaa doonaya jacaylka yaa diidaya jacaylka yaa daneeya jacaylka yaa kadaalay dadow soo wada sheega
English Today is the day of truth, who owns the truth, who is the creator of the truth, who is the one who strives for it and
Somali maanta ayaa dhalay runta yaa leh runta yaa abuuraha runta yaa leh yaa yaa ku dadaala iyo
Somali su-aalaha idin weydiiyay oo idil waxaa ka jawaabi karaa dadka caqliga badan waxayna faahfaahin kusamayn doonaan qoraaladan marka waxaan rabaa inaad commenti ahaan oo kasoo hadashan aragtiyihiina ku saabsan een arimahan hada ka hadlayo
English All the questions you asked can be answered by intelligent people and they will elaborate on these articles, so I want you to comment and share your views on these issues that I am currently discussing
Reading is important information, also like the video, please comment and thank you. Welcome
0 Comments