qiso jacayl yuusuf iyo aamino qaybta 1waad

qiso jacayl yuusuf iyo aamino qaybta 1waad

Size
Price:

Read more


 qiso jacayl yuusuf iyo aamino qiso macan

yuusuf

yuusuf wuxuu dhashay kun iyo sidee boqol iyo labatanki yuusuf aabe iyo hooyo ba kaligii dhalay waxuna aha wiil qurux badan kana dhashay qoys ladna xiligas iyo aad ujecla labada waalid odhalay yuusuf

aamino 

aamino waxay kayarayd yuusuf labo sanoogoon kunoolayd deeganka ukunola yuusuf aamino waxay ahayd gabar qurux badan kana sojeeda qoys danyar aha waxaan ladhashay wiilal todobaad ah iyo shan gabdhood o ay kayarayd dhalin ahayd yaraanta reerka waxaan aad ujecla labada waalid e dhalay aya o logu yeero aamino dhool ama aamino qaanso robaad 

deegaanka


deegaanku waxu aha baaduye sidaan laga baqi jiray Xayawaanka cunaaga ah olaga baqijiray wakuwan libaax shabeel yeey waraabe iyo weer iyo kuwa kalo badan warka jira waxa dhaqan ah in la isula dago shan shan qoys iyado laga gashamanayo maskaxda dadka iyo xolaha cuna saddex iyo ladhisan jiray afar dayr owawayn dayrka waxa uu ladhigi jiray dabin dayrka dayrka waxa uu ladhigi jiray dabini dayrka waxa jiray wargayska dayrka waxa uu ladhigi jiray dabin dayrka dayrka waxa jiray. afraad aadba lodhereen waxaa jiray dagi jiray dadka iyo xolaha 

aamino iyo yuusuf

aamino iyo yuusuf waxay ahayeen daris ama dadki ood wadaagta aha waxay kuwada barbaarin daris nimo kool koolin aad ubadan yara todina way wada ciyaari jireen markay qaangareen mid walba isku arkay jacayl xad dhaaf ah mana isu sheegan lasoco qaybta labaad. Qisadaan gaar utahay daaraan yutub iyo daaraan websayd

0 Reviews

Contact form

Name

Email *

Message *