History of hyena part 2 language somali Sheekadi sheekooyin ki boqortoyada waraabe dagaalka udhexeyay qaybti labaad e ilma boqor lasocod wanaagsan waxay udhacday saan
Marka hore aan u abtiriyo
1 Galax dheere lafa dariq
2 meera cade walac https://amzn.to/427BCl3
Lafa dariq wa boqortoyada boqorkii kowaad wana asasihii kowaad ahna hogaamiye laga yaqaan gobolka mudug iyo nugaal iyo bari waxuu ahaa mid saamayn wayn ku dhex leh dhurwayada gobolka nugaal muuqata gobollada dariska ahna kuleh saamayn tabal waxaa kaloo culays dareemi jiray dadka daga dhulku maro raga raadka yaqanaana way yaqanen raadka lafa dariq marka raadkisa la arko ragu haansawe waydayn jireen hurdana waba isdayeen dadka matada loyaqaan ama ladhoho dumarka iyo ciyaalka iyo haweenka sidokale wayeelka iyo curyaanka wala iyo xoolaha ooda lo dhereyn jiray hortana wa laga fariisan jiray
Bil walba waxuu cuni jiray shan iyo toban geel ah iyo shan iyo toban ari ama load ah asago habeen dhaaf geela u cuni jiray arigana habeen dhaaf sidokale loda lamid kamana maray cunida dameeraha fardaha cana qubta sagarada deerada faranuugta iyo kasi badan lafa dariq halki saac wuxu socon jiray shan iyo toban kilomitir waxuu sobiri jiray ama sobixi jiray marka mugdigu isgaaro habeenba jahuu aadi jiray sidokale laba habeen isku god majiifi jirin
Marku godka kabaxo waxuu siisocon jiray sadex saac socodkisa ah una dhiganta afartan iyo shan kilomitir kadibna waxa halka kadhici jiray geeri xoolo ama xaya waan ugaar ah ama dad maato ah taasna waxay ahayd sababta col lama filaan kuyimid halka marku habeenka kacasheyo haabeen dame bisha kuma sonoqon jirin kadib dadku waardiye ayeey bilaabi jireen aadbayna ugu tashan jireen say udili lahayeen mararka qaarkood sunba lamarin jiray hilibka neefu dilay ama hilib kale waxana kudhiman jiray war maqavayaal kale https://whatsform.com?via=abdullahi-44 https://www.daaraan.com/2025/03/stories-of-warring-hyena-kings.html
Lasoco qaybta sadexaad part 3
Share follow thanks
0 Comments